Wax walba oo ad ugu baahan tahay kulamada 16-ka ilaa iyo Fiinaalka Koobka Aduunka  

0
260

Waxaa lasoo gaba-gabeeyay waajigii hore ee dhacdada ugu wayn Kubada Cagta ee Koobka Aduunka xilli ay soo baxeen 16-xul oo kasoo kala gudbay heerka Groupyada.

Wadamada Uruguay, Russia, Spain, Portugal, France, Denmark, Croatia, Argentina, Brazil, Switzerland, Sweden, Mexico, Belgium, England, Colombia iyo Japan, ku waas oo hada diyaar u ah in ay wada Ciyaaraan kulan kala bax ah.

Hadaba waa ku wan qaabkii ay kooxaha isugu adeen iyo waqtiga iyo meesha ay ku ciyaari doonaan

Ciyaarta 1-ad. France vs Argentina, Kazan, 4pm June 30 (Match 49)

Ciyaarta 2-ad. Uruguay vs Portugal, Sochi, 8pm June 30(Match 50)

Ciyaarta 3-da. Spain vs Russia, Moscow (Luzhniki), 4pm July 1 (Match 51)

Ciyaarta 4-da. Croatia vs Denmark, Nizhny Novgorod, 8pm July 1 (Match 52)

Ciyaarta 5-ad. Brazil vs Mexico, Samara, 4pm July 2 (Match 53)

Ciyaarta 6-ad. Sweden vs Switzerland, St Petersburg, 4pm July 3 (Match 55)

Ciyaarta 7-ad. Belgium vs Japan, Rostov-on-Don, 8pm July 2 (Match 54)

Ciyaarta 8-da Colombia vs England, Moscow (Spartak), 8pm July 3 (Match 56)

QUARTER-FINALS

Wadamada France vs Argentina kii soo baxa wuxuu ku dhici donaa
Uruguay vs Portugal kii soo baxa waxayna ku ciyaari doonaan garoonka Nizhny Novgorod, 4pm 6-da July.

Wadamada Spain vs Russia kisoo baxa wuxuu ku dhici doonaa kiisoo baxa Croatia vs Denmark, ciyaartasna waxay ka dhici doontaa Kazan, 8pm 6-da July.

Xulalka Brazil vs Mexico tii soo baxda waxay la ciyaari doonaa wadamada Sweden vs Switzerland tii so baxda, Samara, 4pm 7-da July.

Wadamada Belgium vs Japan tii soo adkaata waxay ku adi doontaa tii soo baxda Colombia vs England, Sochi, 8pm 7-da July.

SEMI-FINALS

Wadamada France vs Argentina ama Uruguay vs Portugal kii soo baxa waxay ku aadi doonaan Spain Russia kisoo baxa wuxuu ku dhici doonaa Croatia vs Denmark, St Petersburg, 8pm 10-ka July.

Xulalka Brazil vs Mexico iyo Sweden vs Switzerland tii so baxda waxay ku kala aadi doonaan wadamada Belgium vs Japan ama Colombia vs England, Luzhniki), 8pm 11-ka July.

THIRD-PLACE PLAY-OFF

Kaalinta sedexaad waxaa lagu Ciyaari doonaa garoonka St Petersburg, 4pm 14-ka July

FINAL

Fiinaalka waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka ku yaal magaalada Moscow ee (Luzhniki), 5pm 15-ka July.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here