FERNANDO TOR0RES oo ku biiray horyaalka Japan super league misana uu bixiyey wareysi qiiro leh

0
87

FERNANDO TORRES ayaa shaaca ka qaaday inuu ku biirayo kooxda reer Japan ee Sagan Tosu ka dib markii uu waayo wanaagsan ku soo qaatya kooxda Atletico Madriid waxa uuna la soo qaaday koobka Europe league.

Ciyaaryahankii hore ee Liverpool iyo Chelsea ayaa xaqiijiyay inuu bilaabi doono tababarka kooxdiisa cusub Isbuucyada soo aadan ka dib markii ay sii deysay Atletico Madrid.

waa ciyaar yahankii labaad oo Isbaanish ah oo u dhaqaaqo J-League xagaagan ka dib markii Andres Iniesta uu u soo wareegay Vissel Kobe isagoo ka yimid Barcelona.

Torres oo 34 jir ah ayaa saxaafada u sheegay shirkiisa jaraa’id maanta: “waxaan isla soo marnay wada xaajood dheer , lakiin kooxdeyda cusub waa Japanese Sagan

“Sagan Tosu waa kooxdii ugu horeysay ee ixiiseysa waxa ayna ii gudbiyeen mashruucooda kubada cagat . waxaan uamleenayaa in japan iyo horyaalka japan ay ku socdaan hormar iyo qibarad , waxa ay isiiyeen aaminaad in aan xaalin doono kuna soo celin doono kooxda halkii ay horeu u jooogta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here