Layaab : Lamaane 14-sano is qabay oo isku furay daraada Ronaldo iyo Messi

0
156

 

Arsen waa 40 jir waxa uu qabay lyudmila iyaduna waa 37 jir kuwaas oo ahaa lamaane wada noola 14 sano 2002 ayee ku kulmeen Moscow.

Arsen wuxuu tageero way uyahay Leo Messi halka Lyudmila ay taageero way utahay xidiga reer Portugal ee  Ronaldo .

Marwalba way ku madesan jirtay iyadoo dhaleceneesa Messi iyo inuusan aheyn hogaamiye wax tar leh oo xal u heli kara xaalada ha adag marka kooxdiisa ama xulkiisa ay ku jirto  .

Koobka aduunka intii uu socday ayee ku dhaleceesay Messi in uu wax soo bandhigin uu hal gool kaliya dhaliyay rigoorana qasaariyay kulanki Iceland.

Marwalba waxay amaani jirtay Ronaldo iyado dhahaysa waa wil aad uqurxbadan waa wil hogaamiye ah kaas oo xulkiisa Eouro in ay qaadaan u dahlay .

Arsen oo taagero u ah Messi ayaa aad ucarooday kaas oo ugu dambeen furay gacalisadiisa oo taageero u ah Ronaldo isaga oona ka soo horjeestay in la caayo Messi .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here