Maxaad kaga baahantahay inaad ka ogaato macalinka xulka Croatia ee Zlatko Dalic

0
320

Macalinka xulka Croatia Zlatko Dalic waa macalinka markii ugu horeeyey ee xulka Croatia geeyay finaalka koobka aduunka.

Markii ugu horaysay ee ay ka soo qeyb galeyn Koobka Aduunka waxay aheyd 1998 waxaana sandkaas koobka ku guuleestay xulka Farance .

Waxay sanadkaasi si lama filaan ah u gaareeyn Semifinalka Koobka Aduunka. Waxaana ka badiyey kulankaasi xulka Faransiiska oo ugu dambeyn qaaday .

Hadaba maxaad ka taqaanaa macalinka xulkan iyo kooxii uu soo maamulay ?

2010 wuxu soo maamulay kooxda Faysalia ee dalka Saudia.

2013 kooxda Al Hilal wadanka Saudia.

2014 wuxu macalin usoo noqday kooxda Al Ain ee wadanka Emiratka.

2017 waxaa lo dhiibay xulka Croatia.

2018 wuxuu keenay finaalka koobka aduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here