Sabab : Ronaldo ma ciyaari doono kulanka saaxibtinimo ee Juavantus iyo Real madriid

0
193

taageerayasha kooxda Juvantus ayaa dhamaan xiiseenaya in saxiixooda cusb ee Ronaldo uu ciyaaro kulan saaxibtinimo ay la ciyaarayaa kooxda Real madriid bisha soo aadan 5-teeda balse kulankaa qeeb kama noqon karo si uu u wajaho kooxdiisii hore Madriid .

labada kooxd ayaa ku kulmi doono FedEx Field , waxa ayna kuwada ciyaari doonaan garoonka Washington Redskins August 5-teeda kulan ka tirsab International Champions Cup, laakiin Ronaldo ayaan qorshihiisu aheyn in kulankaa uu ciyaaro .

xidiga ayaa qeeb ka ahaa koobka aduunka ilaa ma wareega 16-aad , kabtanka xulka Portugal ayaa soo xaadira tabarka sandlaha dhamaadka bisha Julay xili kooxdiisa ay bishan gudeheeda ay la balan santahay Bayern Munich ,Benfica iyo xidigah horyaalka MLS dhamaan kulamadan waxa ay dhici donaan ka hor 30-july.

August 5-teeda ayey wada ciyaari doonana Madriid iyo Juvantus walow Ronaldo uusan kulanka adiyaar u noqon doonin madaam aysan ku filneen in shan maalin uu tababar sameeyo xili Juvantus ay ka baqdin qabo in xiidgeeda aysan halis uu la kulmo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here