Sooyaalka xulka Croatia ee koobka aduunka iyo marxaladahoodii

0
160

Croatia waxay xornimada qaadatay sanadkii 1991 waana wadan dad ahaan ka kooban 4m oo kaliya waxa ayna sanadkan 2018 soo gaareen finalka koobka aduunka.

Markii ugu horaysay ee ay ka soo qeyb galeyn Koobka Aduunka waxay aheyd 1998 waxaana sandkaas koobka ku guuleestay xulka Farance .

Waxay sanadkaasi si lama filaan ah u gaareeyn Semifinalka Koobka Aduunka. Waxaana ka badiyey kulankaasi xulka Faransiiska oo ugu dambeyn qaaday Koobka Aduunka.

Croatia waxay ku dhameesatay kaalinta sadexaad kadib markii ay 2-1 uga badiyeyn Holland. ( bronze match)

Markoodii ugu horeyey ee koobkan ay ka soo qeeb galeen xulkii hantay ee Farance ayey kula ciyaarayaan Finalka koobka aduunka iyaga oona ka soo adkaaday xulka Engaland .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here