Yaa Loo Doortay Xidiga Garoonka Kulankii U Dhaxeyay Xulalka England Iyo Croatia.

0
127

Xulka England ayaa heebnkii xaley iskaga haray dhacdada koobka aduunka kadib markii uu guuldaro 2-1 kala kulmay xulka Croatia.

Xidiga lagu magacabo Mario Mandzukic ayaa goolka guusha u dhaliyay xulka Croatia taas ayaa keentay in markii ugu horeysay ay gaarto finaalka koobka aduunka.

FIFA ayaa u dooratay xidiga garoonka ama Man Of The Mach ciyaaryahanka Ivan Perisic  kaaso bandhig wacan ku laha kulankan, waxaan xusid mudan goolasha ay ku adkaatay xulka Croatia inuuu qeyb ka ahaa xidigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here